Saturday, May 21, 2022
Home Somali News

Somali News

Xuseen Nuuriyow ” Reer Norwey wixii ay uga baahdaan gobolka Banaadir aniga ayaa ka caawinaya“

La taliyaha gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish ee dhanka arimaha bulshada Al fanaan Xuseen Nuuriyow ayaa sheegay in uu diyaar u yahay fududeynta adeegyada...

Farxiyo Mohamed oo ah gabar samafale ah oo lagu soo dhoweeyay Norwey.

Magaalada Drammen ee dalka Norwey  oo qiyaas ahaan 36 km u jirta Caasimada Norwey ee Oslo ayaa waxaa ka dhacay munaasabad marti qaad ah...

Saxarla Cabdullaahi: Gabadhii ugu horraysay ee Soomaali ah ee Addis Ababa xildhibaan ka noqota

Saxarla Cabdullaahi Bahdoon, wasiiru dowlaha arrimaha Caafimaadka dowladda Federaalka ee waddanka Itoobiya ayaa inta la og yahay noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah...

Howlgalka soo galootiga Norwey ee ka hortaga faafista Covid-19 oo shaqeeyay.

OSLO:- Sida lagu daabacay wargeyska abcnyheter.no warbixin cusub oo kasoo baxday hay,adda Caafimaadka Norwey Folkehelseinstituttets (FHI) ayaa lagu muujiyay natiijo wanaagsan oo muujineysa in...

Dad badan oo ka falceliyay sharci cusub oo Norway ay ka soo saartay qurxinta sawirrada.

In caloolaha la dhuubo, bishimo waa wayn la sameysto ama jir macaan la soo bandhigo ayaa ka mid ah qaabka lagu qurxiyo sawirrada. Markii aad...

Munaasabadda 1-da Luuliyo oo maanta lagu qabtay magaalada Oslo ee Norwey ( Sawiro)

Magaalada Oslo ee dalka Norwey waxaa galabta ka dhacday munaasabad loogu dabaal-degayo 61 sano guuradii kasoo wareegtay markii koofurta Soomaaliya ay ka xorowday gumeystihii...

Erna Solberg oo lagu ganaaxay 20,000 Kr, MAXAY SOOMAALIDU KA BARAN KARAAN?

Booliska dalka Norwey ayaa ganaax lacageed oo gaaraya 20,000 KR oo lacagta Norwey ah ku ganaaxay Ra’iisul wasaraha Norwey Haweeneyda lagu magacaabo Erna Solberg. Ganaaxaan...

Wararkii ugu dambeeyey Soomaalida dibad-baxyada ka wada Indonesia (Dhageyso)

JAKARTA — Soomaali tahriibayaal ah oo muddo ku xanniban dalka Indonesia, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Jakarta, ayaa dalbanaya in dalkooda dib loogu celiyo. Soomaalidan...

Cabbitaanno Ay Dhakhaatiirtu Ku Taliyaan In Subaxda Hore La Cabbo Iyo Sababta!

Dadka u diran caafimaadkoodu waxa ay marar badan ka fikiraan cabbitaanka caafimaad ahaan ugu fiican ee ay wanaagsan tahay in ay subaxda hore maalintooda...

Switzerland: Wiil Soomaali ah oo Gole Deegaan Loo Doortey (Dhageyso)

Dalka Switzerland waxaa markii ugu horaysay qof soomaali ah loo doortay inuu xubin ka noqdo dawladda hoose ee magaalada Lausanne (LUUZAAN) oo ka mid...

Saraakiisha Soomaalida oo ka walaacsan go’aanka Biden

WASHINGTON — Soomaaliya ayaa si sii kordheysa uga walaacsan jiheyn cusub oo ka timid maamulka madaxweyne Biden ee Mareykanka, taasi oo ku aadan isticmaalka diyaaradaha...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay maanta Koonfur Afrika.

COPE TOWN:- Cabdi Cali Maxaa Maalin, oo 29-sano jir ahaa, ayaa ALLAHA u Naxariistee maanta lagu toogtay Dukaankiisa oo ku yaalla Tuulada Khayelitsha (Site...
- Advertisment -

Most Read