Friday, October 22, 2021

Mohamed Abdi Nahar

160 POSTS2 COMMENTS
https://qurbaha.net

Nin hubeysan oo 5 qof ku dilay magaalada Kongsberg ee dalka Norwey.

NORWEY:- nin ku hubeysana fallaar iyo qaanso ayaa 5 qof ku dilay labo kalana ku dhaawacay caawa fiidkii oo arbaco ah magaalada Kongsberg ee...

Marian Hussein oo ah gabar Soomaali ah oo ku biirtay Barlamanka Norwey

Xildhibaanad Marian Hussein oo ah gabar Soomaali ah kana tirsan Xisbiga SV ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay oo Soomaali, Muslim hadana Xijaaban oo ka...

MUUQAAL :- Booliska Germany oo dhaawacay wiil Soomaali ah oo weerar ka geystay dalkaasi.

Sida uu Qurbaha.net u xaqiijiyay Wariya Sharmaarke Faarax Guuleed oo ka mid ah wariyayaasha ku nool dalkaas ciidamada Booliska wadanka Germany ayaa dhaawac u...

Ciyaaraha Tokyo : Waa tumaa gabadhii u awood sheegatay Ramla Cali?

Maria Claudia Nechita waa gabadha tartankaf eerka kaga awood roonaatay oRamla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka feerka ee ciyaaraha Olimbikada Tokyo 2020. Maria Claudia...

Xuseen Nuuriyow ” Reer Norwey wixii ay uga baahdaan gobolka Banaadir aniga ayaa ka caawinaya“

La taliyaha gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish ee dhanka arimaha bulshada Al fanaan Xuseen Nuuriyow ayaa sheegay in uu diyaar u yahay fududeynta adeegyada...

Farxiyo Mohamed oo ah gabar samafale ah oo lagu soo dhoweeyay Norwey.

Magaalada Drammen ee dalka Norwey  oo qiyaas ahaan 36 km u jirta Caasimada Norwey ee Oslo ayaa waxaa ka dhacay munaasabad marti qaad ah...

Saxarla Cabdullaahi: Gabadhii ugu horraysay ee Soomaali ah ee Addis Ababa xildhibaan ka noqota

Saxarla Cabdullaahi Bahdoon, wasiiru dowlaha arrimaha Caafimaadka dowladda Federaalka ee waddanka Itoobiya ayaa inta la og yahay noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah...

Howlgalka soo galootiga Norwey ee ka hortaga faafista Covid-19 oo shaqeeyay.

OSLO:- Sida lagu daabacay wargeyska abcnyheter.no warbixin cusub oo kasoo baxday hay,adda Caafimaadka Norwey Folkehelseinstituttets (FHI) ayaa lagu muujiyay natiijo wanaagsan oo muujineysa in...

Dad badan oo ka falceliyay sharci cusub oo Norway ay ka soo saartay qurxinta sawirrada.

In caloolaha la dhuubo, bishimo waa wayn la sameysto ama jir macaan la soo bandhigo ayaa ka mid ah qaabka lagu qurxiyo sawirrada. Markii aad...

Munaasabadda 1-da Luuliyo oo maanta lagu qabtay magaalada Oslo ee Norwey ( Sawiro)

Magaalada Oslo ee dalka Norwey waxaa galabta ka dhacday munaasabad loogu dabaal-degayo 61 sano guuradii kasoo wareegtay markii koofurta Soomaaliya ay ka xorowday gumeystihii...

TOP AUTHORS

- Advertisment -

Most Read