Dalka Switzerland waxaa markii ugu horaysay qof soomaali ah loo doortay inuu xubin ka noqdo dawladda hoose ee magaalada Lausanne (LUUZAAN) oo ka mid ah magaalooyinka ugu waawayn dalkaasi.
Warbixin arrintaasi ku saabsan oo maqal ah kana baxday idaacada VOA hoos ka dhageyso warbixinta waxaa soo jeedinaya wariye Xuseen Barre
Xigasho VOA Somalia