Maxkamad kutaal UK oo xabsi ku xakuntay Nin Soomaali ah oo horay xaaskiisa u dilay.

0
281

Maxkamada xaafadda Edmonton ee waqooyiga Magaalada London ahaa xukun madaxa haku furto ah ku riday nin Soomaali ah oo sanadkii hore dil ugu geystay dalkaasi xaaskiisa.

Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee waqooyiga london ayaa lagu xukumay xabsi daa,in

Xuseen waxay maxkamad ku heshay danbi ah in uu dilay xaaskiisa Maryan Ismaaciil 6 April sanadkii 2020.

Xuseen ayaa maxkamada mar ka sheegay in Karoona uu hayay oo xaaskiisa ay tiri aqalka iiga bax oo karoonaha uu waalay taasna ay sababtay in uu dilay, sidoo kale wuxuu sheegay in uu isdifaacayay.

Danbi baarayaasha arkay meydka gabadha AUN waxay sheegeen in ay ka anfariireen sida uu u dilay islamarkaana baaritaankooda wuxuu muujiyay in aanu dagaal dhicin ee gabadha la dilay oo aanay iyadu gacan geysan.

Ninkaan maxkamadu ay xukuntay ayaa da’ahaan jira 66 jir waxaana uu ka mid ahaa darawalada basaska kaxeeya.

Isha warka MM-Dhoore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here