Canada: Dugsi Sare oo Loogu Magac Daray Hodan Naaleeye.(Dhageyso)

0
107

Guddiga iskuullada York ee magaalada Vaughan (Vaan) ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa badankood isku raacay in magaca dugsiga sare ee Vaughn loo baddelo Hodan Naaleeye.

Ra’yi ururin laga qaaday dadka deggen xaafadda uu iskuulka ku yaallo ayaa tiradii ugu badneyd u codeysay in iskuulka loogu magacdaro Allaha u naxariistee Hodan Naaleeye..

Warbixintan waxaa Toronto VOA uga soo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Hoos ka dhageyso warbixinta oo faah faahsan. Waxaan kasoo xiganay VOA Somali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here