Erna Solberg ”Qof kasta oo aan deganeyn Norwey Xuduudaha wey ka xiranyihiin “

4
120

Shir jaraa’id oo ay caawa qabatay Ra’iisul wasaaraha wAdanka Norwey Erna Solberg  ayay ku sheegtay in xuduudaha Norwey ay ka xiranyihiin qof kasta oo aan deganeyn wadanka.

” ficil ahaan, xudduuddu waa ay ka xiran tahay qof kasta oo aan degganeyn Norway“ ayay tiri.Erna Solberg

Is bedelkaan ayaa dhaqan geli doonta 29-ka Jamaayo oo ku beegan maalinta jimcaha ah ee soo socota.

Waxa ay intaasi ku dartay in ay talaabooyinkaan adag ugu dan leeyihiin sidii loo xakameyn lahaa Feyruska sida deg dega ah ku faafaya.

Faah faahin dheeraad ah la soco goor dhow.

4 COMMENTS

  1. Asc Wariye Naxar. Sxb kusoonoqosho wacan qoraalkaagi iyo saxaafadda. Shaqo ween ayaad bulshada somaliyeed uheesaa. Waakutaageersanahay

  2. Wariye Naxar jornaliste rug cadaa hore kuso noqod wanagsan dadka somaliyeed waa ku xasuustaan radio Shabelle iidhiib aan kuuudhiibee somalidii wadanka jogtay waqti wey kulasoo qaadateen kuwa dibada joogo sidaas wax ugu sheeg adiga naga maqnaaa wariye sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here