Wasiirka Waxbarashada Norwey oo laga codsaday in la joojiyo Imtixaanaadka Sare.

0
108

Xili ay aad isku bed bedaleyso xaalada Coronaveirus ee wadanka Norwey ayaa waaxda waxbasharada qaranka ee Norwey waxa ay wasaarada waxbarashada ka dalbatay in ay joojiso imtixaanaadka sare ee sanadkaan.

Ururka Iskuulada qaranka Norwey ayaa ka codsaday wasiirada waxbarashada Norwey Guri Melby in ay qaadato go`aan lagu baajinayo Imxtixaanaadka laga bilaabo dugsiga 10 aad iyo dugsyada sare ee guud ahaan dalka Norwey.

Arintaani ayaa sabab looga dhigay is bed bedelka Cudurka Coranveirus ee Kamuunayaasha iyo gobolada dalka Norwey taas oo ardeyda u suuragelin Karin in ay si toos ah u dhigtaan waxbarashada.

“Macalimiinta Ardeydu waxa ay dajin karaan buundooyin wanaagsan oo ku saleysan aqoonta ardeyda” ayay ku tiri shir jaraa,id oo ay qabatay hogaamiyaha Ururka Shaqaaaha Anne Finborud

Anne Finborud waxa ay hadalkeeda sii raacisay in qabashada  imtixaanka  dheexe oo la qabto ay cadaalad daro iyo natiijooyin kala duwan u keeneyso ardeyda, iyadoo tusaale u soo qaadatay in ardeyda gashay Karantiilka iyo kuwa waqtiga uu saaciday ee waxbarashada toos u tagay aysan isku natiijo noqon Karin.

Xigasho/ VG/NTB

BER KUNNSKAPSMINISTEREN AVLYSE VÅRENS EKSAMENER

Skolenes landsforbund ber kunnskapsminister Guri Melby (V) ta avgjørelsen nå, og avlyse vårens eksamen i 10. klasse og i videregående skole.

– Gi lærere og elever forutsigbarhet og tillit. Dropp eksamen og la lærerne få vite at de skal prioritere undervisning og god vurdering av standpunktkarakterer fram til skoleslutt. Landets lærere kan sette rettferdige standpunktkarakterer ut fra sin kjennskap til elevene, sier forbundsleder Anne Finborud i en pressemelding.

Hun viser til at undervisningstilbudet er svært ulikt for elevene på grunn av den ulike smittesituasjonen i fylker og kommuner.

– Å avvikle sentralt gitte eksamener vil ramme elevene urettferdig. Det er åpenbart at elever som er heldige og har unngått sykdom og karantene, stiller mye sterkere til eksamen enn elever som har vært syke, vært i karantene eller som går på skoler med rødt nivå, sier Finborud.

(©NTB)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here